Madaxwayne Ku Xigeenka Somaliland Oo Ku Sugan Magaalada Berbera Oo Booqday Masaajidka Sheekh Isxaaq Oo Ah Masaajid Qadiimi Ah

0
984

Berbera , (HargeisaPress) —Madaxwayne ku xigeenka Somaliland mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil “Saylici”iyo wafti uu hogaaminayo oo socdaal ku joogay magaalada berbera ayaa r maanta kormeer ku tagay masaajidka sheikh Isxaaq oo ah masaajid qadiimi ah isla markaana ay ka socoto habaynta iyo dayactir balaadhan.

 

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

 

 

 

 

HargeisaPress News Desk — Hargeysa

info@hargeisapress.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here