Madaxwayne Ku Xigeenka Somaliland Oo Kormeeray Mashriicda Laga Hir Galiyay Degmada Berbera ee Gobolka saaxil ee JPLJ

0
1107

Berbera, (HargeisaPress) —Wefi balaadhan oo uu hogaaminayo Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland ahna Ku Simaha Madaxweynaha  Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayna ka mid yihiin Wasiir Ku Xigeenka Wasaaradda Qorshaynta Qaranka Kaysar Cabdilaahi Maxamed Wasiir Dawlaha Wasaaradda Kheyraadka Biyaha Mahdi Cismaan Buuri Wasiir Ku Xigeenka Wasaaradda Caafimaadka  Xasan Daahir Dhinbiil, Wasiir Ku Xigeenka Waxbarasahda iyo Tacliinta Sare Axmed Nuur Cabdi Aw Shaacir , Maayirkii hore ee Caasimadda Hargeysa  Eng Xuseen Maxamuud Jiciir hadana ah Masuulka Hormuudka Xafiiska Maamul Daadejinta.

 

Weftiga uu hogaaminayo  ku simaha Madaxweynuhu ayaa ah Kormeerka ayaa soo kormeeray Habsami u socodka Maamul daadejinta Mashaariicda JPLG ee laga fulinayo Degmada Berbera ee Gobolka saaxil.

 

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAAS

 

HargeisaPress News Desk — Hargeysa

info@hargeisapress.com

 

Follow us on Instagram: @Hargeisapress

Follow us on Twitter: @HargeisaP

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here