Madaxwayne Ku-xigeenka Somaliland Oo Dhambaal Tacsiya Udiray Qoyskii Uu Ka Baxay Ibraahim Xaamud Cige.

0
939

Hargeysa, (HargeisaPress) —Madaxweyne Kuxigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil(Saylici) isagoo ku hadlaya Magaciisa iyo Magaca Qaranka Somaliland waxa uu Dhambaal Tacsi ah Udirayaa Qoyskii  Qaraabadii iyo Ehelkii Marxuum Ibraahim Xaamud Cige Oo Maanta Kugeeriyooday Shil Baabuur Dalka Qatar Waxaanu Marxuumka illaahay Uga Baryayaa In Uu Janadii Fardowsa Ka Waraabiyo Qoyska iyo Ehelkana Samr iyo Iimaan kasiiyo,isagoo sheegay in geeridaasi shilku sababey aheyd mid uu ku hoydey Marxuumku bariga ciideed .

 

Madaxweyne Kuxigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Saylici oo Dambaalkiisan tacsida ah soo gaadhsiiyay Shabakada Wararka Hadhanaagnews waxa uu illaahay uga baryayaa Marxuumkaasi in uu janadii Fardawsa ka waraabiyo qoyskiisii ,ehelkiia, io qaraabadiisii iyo asxaabtiisiina Samir iyo Iimaan kaamil ah illaahayka siiyo Aamiin Aamin Aamiin Ilaahay ha inaga Aqbalo idilkeenba.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here