Madaxwayne Ku Xigeenka Somaliland Iyo Wafti Uu Hogaaminayo Oo Kormeer Ku Tagay Mashruuca Biyo Balaadhinta Caasimada Hargeysa

0
895

Hargeysa, (HargeisaPress) —Madaxwayne ku xigeenka Somaliland ahna ku simaha madaxwaynaha Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil “Saylici” iyo wafti uu hogaaminayo ayaa maanta kormeer indho indhayn ah ku sameeyey mashruuca biyo balaadhinta caasimada hargeysa ee laga wado deegaanka Xumbo-wayne.

 

 

 

 

 

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

 

 

 

 

HargeisaPress News Desk — Hargeysa

info@hargeisapress.com

 

Follow us on Instagram: @Hargeisapress

Follow us on Twitter: @HargeisaP

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here