“Madaxtooyadeeni Way Guurtey Oo Xamar Baa Laynaga Xukumaa ,Heshiiskan DP World Na Xamar Baa Laga Soo Saxeexay ..”Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble

0
1286

Hargeysa,(HargeisaPress) —Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble oo kamida mudanayaasha golaha wakiilada Somaliland sidoo kalena ka tirsan xisbiga WADDANI ayaa xukuumadda ku eedeeyey mid burburisay qaranka Somaliland,isaga oo sheegay in madaxtooyada Somaliland laga maamulo Xamar.

Xildhibaan Siciid sidoo kale waxa uu ka hadlay mudaharaadkii ka dhacay magaalada Berbera ee ay dhigayeen shaqaalaha dekeda Berbera ee ay kaga soo  horjeedeen shirkada DP World.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here