Maayarka Gabiley Oo Gudiga Abaaraha Ku Wareejiyay Deeq Lacaged Oo Dhan 3000 $ Dolar Oo Soo Diren Jaaliyada Reer Gabiley Ee Kunol Magaaladda Cardiff Ee Dalka Ingiriiska

0
979

Gabiley , (HargeisaPress) —Tan iyo intii ay abaarta baahsani haleeshay deegamada iyo tuuloyinka uu ka kooban yahay gobalkani isla markaana ay dadka iyo xoolaba ay il daran yihiin diif iyo daranyo ay ku samaysay abaarahan baahsani oo ay gudiga abaaraha ay iyuguna dhinacooda la gaadheen gurmadadii ugu horeeyey oo ay ku sameeyen deegamada waqooyi iyo koonfur  gaadhsiyeen raashinimo iyo gurmad caafimad  hadaba dadwaynaha qurbajoogta reer gabiley ayaa iyuguna aad ugu qayb qaatay abaarahan haleelay dadkooda iyo dalkooda.

 

hadaba jaaliyada reer gabiley ee dalka Canada ayaa iyaguna deeq lacageed ooo dhan3000$ saddex kun oo dollar ku wareejiyey gudiga baaraha gabiley si ay iguna usiii gaadhsiyeen dadkii loogu talo galay ee dhibta abaartu haleeshay maaha deeqdii ugu horaysay ee lagusoo hagaajiyey gudiga abaaraha gobalkani hadaba gudiga abaaraha ayaa iyguna aad ugu mahad naqay Jaaliyada Reer Gabiley Ee Kunol  Magaaladda Cardiff Ee Dalka Ingiriiska iyagoo baaq qaylo dhaan ah udiray jaaliyada kale ee reer gabiley inay iyguna ka qayb qaatan dhibta abaartani ay ku keentay dadkoooda ay walaalaha yihiin.

 

sidoo guudoomiyaha gudiga abaaraha eng xasan jaamac iyo gudoomiye ku xgeenka Xasan Yuusuf warmahaye iyo dhamaan gudiga ayaa si wadajir ah baaq ugu direy hayada caafimaadka iyo mucaawanooyinka iyo xukuumada hogaaanka talada ahysa iney iguna dhinacoood ka muujiyaaan iney ka qayb qaatan xaalada abaaraha oo uu gobalkani gabiley aad u haleelay isla markaaan loo baahan yahay in si wadajir ah looga qayb qaato oo aan look ala hadhin dadkan ay aabaruhu haleelen oo ilaa imka la ildaran xanuuna nafaqo daro ah.

 

 

Abdikareem Mahamed Aw,Aadan — HargeisaPress — Gabiley

Email:  wacay28@hotmail.Com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here