Maayarka Gabiley Oo Digniin U Diray Bulshadda Magaaladaasi

0
1178

Gabiley (Hargeisa Press): Maayarka degmadda Gabiley ayaa digniin adag u diray bulshadda magaaladaasi ee dhismeyaasha iyo dhulkoodda uu saamayn doono balaadhinta jidka magaaladaasi dhex mara.

Waxaanu si gaara fariinta ugu diray dadka degan jidka la balaadhinayo hareerihiisa ee ay arrintaasi saamayn doonto.

Maxamed Cumar Cabdi, waxaa uu sidan ka sheegay madal maanta lagu daah-furayay naqshadaynta magaaladda Gabiley.

Halkan Ka Daawo Maayarka Oo Arrimahaas Ka Hadlaya:

Hargeisa Press.com/Hargaysa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here