Maareeye Daarood Oo Sheegay in 70% La Dhamaystiray Biyo Gelinta Hargaysa

0
561

Hargeysa (HP): Maareeyaha wakaalada biyaha magaalada Hargeysa Maxamed Cali Daarood, ayaa shaaca ka qaaday in 70% lagu guulaystay dhammeystirka mashruuca biyo balaadhinta caasimada Hargeysa.
Sidoo kale waxa uu sheegay in saddex ka mida shirkadihii gacanta ku hayay mashruuca biyo balaadhinta caasimada Hargeysa ay eryeen isla markaana ay shaqadii ka joojiyeen.
Maareeye Daarood, waxa uu sidan ka sheegay mar uu saaka hor tagay guddi hoosaadkaa joogtada ah ee golaha Guurtida Somaliland.
Halkan ka Daawo Warbixinta Maareeye Daarood:

Geesta kale xubnaha xildhibaanadda guddi hoosaadkaa joogtada ah ee golaha Guurtida Somaliland ayaa maareeyaha wakaaladda biyaha Hargaysa waydiiyay su’aallo kala duwan.

DAAWO: Su’aalihii la Waydiiyay Maareeyaha Wakaaladda Biyaha Hargaysa:

Hargeisa Press.com/Hargeisa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here