La taliyaha Arimaha Dibadda Ee Musharaxa Madaxweyne Xisbiga UCID Marwo Samia Muse Oo Martiqaad ka heshay Madaxweynihi Hore Ee Dalka Finland Marwo Tarja Halonen + SAWIRRO

0
1249

Helsinki,(HargeisaPress) — Waxaa Maanta Sharaf Wayen Ii Ahayed Inaan Ka Qayeb Galo Martiqaadka Madaxweynihi Hore Ee Dalka Finland Marwo Tarja Halonen (2000-2012) Iyo Waliba Garabka Haweenka Xisbiga Social Demogratic (SDP, Demarinaiset ) Ee Dalka Finland, Seminaar Aad O Qiima Badan O Lagaga Hadlayay Dhinacyo Fara Badan Ku Saabsan Nordic Culture Point , Waxaa Lagu Soo Bandhigay Fikradu Kala Dowan O Ku Saabsan Haweenka Aduunka Ku Nool Iyo Siday O Yihiin Laf Dhabarta Mujtamac Kasta.

samai Helsinki 3

sami

Waxaan Si Gaar Aan Oga Wadahadalnay Madaxweynihi Hore Marwo Tarja Halonen Inaan Anigu Ahay Muadinad Reer Somaliland Ah O Ah La Taliyaha Arimaha Dibadda Musharaxa Madaxweyne Ee Xisbiga UCID Mudane Jamal Ali Hussein 2017 Aan Waliba Ka Tirsanahay Gudida Ictiraaf Raadinta Ee Dalka Finland Taas O Aan Ka Mid Noqday 03.03.2016 O Aan Waliba Ahay Xubin Ka Tirsan Xisbiga SDP Finland

samai Helsinki 2

Waxaan Madaxweynihi Hore Dalka Finlnad Marwo Tarja Halonen Ka Codsaday Inay Nagala Soo Qayeb Gasho Inshaa Allah 18 May 2016 Ee Sanad Guuradi Somaliland Waanay Iga Aqbashay Ayada O Faraxsan , Waxaanay Iigu Hambalyeysay Sida Sharafta Leh Ee Aan Oga Soo Qayeb Galay Xafladaas Iyo Seminaarka Magaca Madaxweynaha Ku Baxay Tarja Day Seminaar

samai Helsinki 4

samai Helsinki 6

samai

La Taliyaha Arimaha Dibadda Musharaxa Madaxweyne Ee Xisbiga Ucid
Samia Muse

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here