Kulan Lagu Wacyigalinayay Dadka Kasoo Jeeda Deegaanka Gar-Adag Oo Ku Saabsan Diwaanglinta oo kadhacay magaalada burco.

0
985

Burco, (HargeisaPress) —Kulan Baladhan Oo Lagu Wacyigalinayay Diwaangalinta Ka Bilaabme Doonta Gobolka Sanaag Ayaa Lagu Qabtay Hoteel Deero Ee Magalada BurcoKulankani Oo Ahaa Mid Si Hersare Lasoo Agaasimay Oo Ay Isku Imadeen Qaar Ka Mida Haldoorka ,Dlainyarada ,Haween Iyo Aqoonyahanka Deegaanka Gar-Adag Ayaa Si Wafiya Lagu Lafa Guray Diwaangalinta Ka Bilaabme Doonta Deegaanka Gar Adag Iyo Gobolka Sanaag,

IMG_20160527_173200

 

Kulankani Oo Ahaa Wacyigalin Ku Aadan Sidii Si Baladhan Uga Qayb Qadan Lahayeen Dadka Kasoo Jeeda Deegaanka Gar-Adag Diwaangalinta Ka Bilaabmaysa Gobola Sanaag,

 

Waxana Ugu Horaynba Hadalka Iskaga Daba Maray Aqoonyahano ,Waxgarad,Siyaasiyeen Iyo Haween Waxanay Dhamaantoodba Carabka Si Isku Imid Ah Ugu Dhufteen Sidee Ay Uga Qayb Qadan Lahayeen Diwaangalinta Ka Blaabmaysa Gobolka Sanaag Iyo Deeganadda Hoos Yimaada Iyagoona Ugu Baaqaday Dadka Kasoo Jeeda Deegaanka Gar-Adag Ay Si Mugleh Oo Misaanleh Uga Qayb Qataan Diwaangalinta.

IMG_20160527_173128

Halkan Hoose Ka Daawo Muqaalka Kulankani Lagu Gorfaynayay Sidii Ay Uga Qayb Qadan Lahayeen Dadka Dhlasho Ahaan Uga Soo Jeeda Deegaanka Gar-Adag.

 

 

Wariye sakariye cabdiraxmaan ibraahin

HargeisaPress News Desk — Burco office

sekeriye80@gmail.com

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here