Kooxda Kubbadda Cagta W.Warfaafita oo Ka mid Noqotay Kooxaha Heerka 1aad

0
475

Hargaysa (HP): Wasiirka warfaafinta agaasimaha guud ee wasaaradaasi iyo masuuliyiin kale ayaa soo dhawayn u sameeyay kooxda kubbadda cagta ee   ku ciyaarta magaca wasaaradaasi oo u soo gudbay heerka koowaad.

Waxaanay wasiirka iyo masuuliyiinta ku amaaneen kooxdaasi ciyar wanaagii ay muujiyeen iyo heerka ay soo gaadheen.

 

 

 

Hargeisa Press.com/Hargeisa Office.

 

LEAVE A REPLY