Daawo: Suldaan Sheikh Yuusuf Cabdi Cawed Oo Tacsi U Diray Oday Abokor Maxamed Oo Ku Geeriyooday Dalka Hindiya

0
1147

BURCO , (HargeisaPress) — “Suldaan sheikh yuusuf cabdi cawed oo tacsi u diray oday abokor maxamed oo ku geeriyooday dalka india

Waxa uu suldaanku ku tilmaamay oday abakor maxamed ku tilmaamay nin  qiime iyo qaayo badan lahaa

waxa uu suldaanku isagoo hadalkiisa sii wata yidhi waxa uu ahaa raggii nabada dalkani ku noolaanayo ka qaybqaatuu ahaa waxa uu ahaa nin illahay iyo cibaadadiisa ku wanaagsan waxa uu ahaa nin afgaaban

llahay ha u naxariisto ehelkii iyo qaraabadii uu ka tagay iyo dhammaan bulshada soomaaliyeed samir iyo iiman haka siiyo

waxa uu suldaanku hadalkiisa ku soo gabagabeeyey anigoo ku hadlaya magaca salaadiinta gobolka togdheer iyo magaca culumadaba in illahay subxaana watacaalaa unaxariisto in illahay janatulfardawsa acla uu ka waraabiyo,

waxa uu suldaanku tacsi taa lamida u dirayaa qalaad abshir saalax oo isaguna ku geeriyooday dalka swedan 27 ramadaan oo isaguna ahaa oday soomaaliyeed oo dhaqameed qaali ah oo gayiga soomaaliyeed laga yiqiino isagana illahay ha u naxariisto ehelkii iyo garaabadii uu ka tagay iyo dhammaan bulshada soomaaliyeed samir iyo iiman haka siiyo”

Inaa lillahi wa inaa illayhi raajicuun.

Halkan ka daawo muuqaalka:

wariye:-sakariye cabdiraxmaan ibraahin

Hargeisa press-desk

sakariye@faylasoof.tk
burco/Offic

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here