“Haddii doorashadda madaxtooyaddu wakhtigeeda ku dhici waydo madaxweynayaashuna way furan yihiin”….

0
279

Burco (HP): Murashaxa mursiga madaxweyne ee xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI ayaa sheegay in haddii doorashadda madaxtooyadu ay ku qabsoomi waydo wakhtigii loo qorsheeyay in madaxweyneyaashuna ay furan yihiin.
C/raxmaan Maxamed C/laahi (Cirro), oo isagoo weli ku sugan magaaladda Burco maanta kulan la qaatay madax dhaqameedka magaaladaasi ayaa madaxweyne Biixi, ku eedeeyay inuu burburinayo hanaankii dimoqraadiyadda.
Waxaanu ku hanjabay Cirro, in haddii uu Muuse Biixi sharciga jebiyo in isagana ay golaha wakiiladu xil ka xayuubin ku samayn doonaan.
DAAWO: Khudbadii C/raxmaan Cirro:

Hargeisa Press.com/Hargeisa Office

LEAVE A REPLY