Somaliland Oo Xog Ururin Ka Samaysay Dikhawga Badda

0
306

Berbera (HP): Wasaaradda deegaanka iyo isbedelka cimiladda Somaliland ayaa hawl gal qiimayn iyo xog ururin ah ka fulisay xeebaha goboladda dalka qaarkood.
Waaxda ilaalinta khayraadka Badda ee wasaaradda Deegaanka iyo Is-bedelka Cimilada Somaliland ayaa barnaamij xog ururin ah ka fulisay xeebaha gobolka Saaxil.
Barnaamijkaasi oo ah qiimayn iyo xog-ururin ayay wasaaradda deegaanka Somaliland ka samaysay xeebta Barriga gobolka Saaxil.
Xog-ururinta oo ku saabsanayd sidii loo ogaan lahaa xaalada Xeebta iyo dhirta Dikhawga ayaa waxa hogaaminayey agaasimaha waaxda ilaalinta khayraadka Badda ee wasaaradda Deegaanka iyo Is-bedelka Cimilada Siciid Cali Cabdilahi.

DAAWO: Hawl-galkaasi Xog Ururinta ah:

Hargeisa Press.com/Hargeisa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here