Nairobi,(HargeisaPress) — Gudoomiyaha maxkamadda sare ee Somaliland Prof Aadan Xaaji Cali ayaa faah-faahin ka bixiyey ujeedada safar uu ku joogo magaalada Nairobi ee dalka Kenya iyo nuxurka kulamo uu la qaatay safiiro kala duwan oo ka tirsan beesha Caalamka.
https://youtu.be/ENxTq7D0sHA