Guddoomiyaha Maxkamada Sare “Maxkamadu Meelna kama Soo Gasho Xukunkii ay kasoo Saartay Dacwada UCID”

0
915
Somaliland Chief Justice Prof Adan Haji Ali Ahmed

Hargeysa, (HargeisaPress) —Guddoomiyaha Maxkamada Dastuuriga Somaliland Garyaqaan Aadan Xaaji Cali Axmed  waxaa uu markii u horeysay ka jawaabay Eedo uga yimid Musharaxa Madaxwayne ee Xisbiga UCID.

 

Guddoomiye Aadan waxaa uu sheegay inaanay Maxkamada Dastuuriga khuseyn dacwada Xisbiga UCID Balse ay ka garnaqi karto wixii murano ah ee ka Yimaada Asxaab dhexdooda.

 

 

 

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAAS

 

 

HargeisaPress News Desk — Hargeysa

info@hargeisapress.com

 

Follow us on Instagram: @Hargeisapress

Follow us on Twitter: @HargeisaP

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here