Guddiga Ilaalinta Hantida Qaranka Oo La Kulmay Guddoomiyaha Baanka

0
460

Hargaysa (HP): Guddi hoosaadka ilaalinta iyo daba galka hantida qaranka ee golaha Wakiiladda Somaliland ayaa maanta kulan la yeeshay guddoomiyaha baanka dhexe Cali C/laahi Daahir.
Kulankaasi oo ka qabsoomay xarunta golaha Wakiiladda ayay xildhibaanadu guddoomiyaha baanka dhexe su’aallo ku waydiiyeen.
Guddoomiyaha baanka dhexe ayaa isna warbixin guddiga ka siiyay hawlaha shaqo ee baanka dhexe iyo waxyaabaha u qabsoomay.

Hargeisa Press.com/Hargeisa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here