Golaha Wakiiladda Somaliland Oo Laalay Kootadda iyo Is-Xanbaarka

0
551

Hargaysa (Hargeisa Press): Golaha Wakiillada Somaliland ayaa maanta Ansixiyay Xeerka Doorashooyinka Somaliland ka dib muran ka dhashay fadhigii shalay.
Xildhibaanada golaha wakiillada ayaa xeerka ka saareen Qoondadii (kootadii)Haweenka iyo Beelaha la hayb-sooco, waxanay diideen Nidaamka Isxambaarka oo qaar ka mid ah xildhibaanada Gobollada barigu ku soo bixi jireen.
Golaha Wakiillada jamhuuriyadda Somaliland ayaa Qodob qodob u ansixiyay Xeerka Doorashooyinka.

Hargeisa Press.com/Hargaysa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here