Ganacsadaha Reer Jabuuti Ee Cabdiraxmaan Boore oo Lacag Ugu Deeqay Somaliland

0
1959

Hargeisa (Hargeisa Press)- Ganacsade Cabdiraxmaan Boore, oo ah ganacsade ka soo jeeda dalka Jabuuti, ayaa maanta lacag ugu deeqay dowladda Somaliland.

Ganacsade Boore ayaa Madaxweyne ku xigeenka Somaliland ahna gudoomiyha Guddida Covid-19 ee Somaliland Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylici) ku wareejiyey $100.000 oo doolar.

Sidoo kale, ganacsade Boore Gudoomiyaha hay’adda u diyaar garawga aafooyinka iyo kaydka raashinka Qaranka Faysal Cali Sheekh Maxamed ku wareejiyay qadar lacageed oo dhan $70.000 oo bulshadda jilicdasan  raashin loo siin doono .

Hoos ka daawo muuqaalka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here