“Dilkii labadda sarkaal bulshadda Ceel-Afweyn way u dhamaayeen”… Suldaan Ibraahim Jaamac Samatar

0
943

Boorama (Hargeisa Press.om): Suldaan Ibraahim Jaamac Samatar, oo ka mida madax dhaqameedka gobolka Awdal ayaa ka hadlay dilkii dhawaan labadda sarkaal loogu gaystay gobolka Sanaag.

Waxaanu suldaanku dhacadadaasi ku tilmaamay mid aad u fool xun oo ceeb ku ah dhaqanka islaamka iyo midka Soomaalidaba. Taasoo dhaawac weyn ku ah Somaliland.

Suldaanka oo ay wehelinayeen xubno kaloo ma tirsan madax dhaqameedka Awdal oo maanta warbaahinta kula hadlay Boorama, wuxuu sheegay in dhamaanba bulshadda Ceel-Afweyn ay ogaayeen shir-qoolka ragas lagu laayay.

Halkan Ka Daawo Hadalkii Suldaanka:

Hargeisa press.com/Hargaysa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here