Dhaqan xumadda Shirkaddaha u bahoobay baabiinta shirkadda TELESOM

0
1521

Dhaqan xumadda Shirkaddaha u bahoobay baabiinta shirkadda TELESOM

Doqoni kuuma waranto war xumaa, dal xumo iyo hogaan xumo dagaalkii siyaasadeed ee dalka ka dhacay doorashaddii Somaliland ee lagu shubtay cododkii ayaa waxaa hadana ka danbaysay kibir iyo cidhib tirka beesha garxajis meelkasta iyo goorkasta.

Shirkadda telesom ee lawada leeyahay ayaa maanta laga uriyay beesha garxajis oo la baabiinayaa shirkada TELSOM, oo la aasaasay sanadkii 1999-kii oo ah shirkada ugu balaadhan ee ay adeegeeda Isgaadhsiineed ku xidhan yihiin shacbiga Somaliland 98.9% waxaana wada leh dhamaan reeraha dagan dalka oo dhan.

Shirkaddani waxay macaamiisheeda ka iibisaa service wacan waxayna sababtay in ay gaadhsiiso in mobile-ku noqdo mid nolosha ku xidhan aduunka oo dhan ayaa ku hadaaqaya dal yar oo cilmiga casriga halkaa ka maraysa Zaad service.

Dawladda midaysay beelaha jeegaanta la isku yidhaahdo oo bahdil iyo boob ku wada sidii meesha looga saari lahaa siyaasiyiinta garxajis iyo dhaqaalahoodaba ayaa ka danbeyay albaabada loo laabo adeega wax ka baddalay noloshii dadka

200 000 oo qof ayaa shirkaddan ku xidhan shaqaale iyo share-ba iyo qoysasba waxay tani sabab unoqon doontaa maandhe burbur dhaba oo dalka ka dhaca UHIILI TELESOM UHIILI TELESOM UHIILI TELESOM UHIILI TELESOM UHIILI TELESOM .

 

Abdiqani xuseen Baynax

USA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here