Dhacdo La Yaab Leh: Nin Malxiisad U Noqday Gabadh Caruusad Ah Iyo Caruuskii Dhacdadu Ku Dhacday Oo Ka Warbixiyey Qaabkii Ay U Dhacday Iyo Siduu Wax Ku Ogaaday

0
1294

Hargeysa,(HargeisaPress) —Iyada oo ay dhawaan ahay kadib markii ay magaalada Hargeysa ka dhacday dhacdo la yaab,fajac iyo amakaag ku noqotay bulshada qaybaheeda kala duwan isla markaana ay dhacdadu ahayd kadib markii nin ku labisan dharka dumarka uu malxiisad u noqday gabdh caruusad ah ayaa waxa dhacdadu siday u dhacday iyo qaabkii uu ku ogaaday ka warbixiyey Cabdiraxmaan ismaaciil oo ah caruuskii ay dhacdadu ku dhacday .

HargeisaPress News Desk —Hargeysa

info@hargeisapress.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here