Dab Qabsaday 11 Meheradood oo Ku Yaala Magaalada Berbera

0
675

Berbera (HargeisaPress)- Ku dhawaad 11 meheradood oo ku yaala magaalada Berbera ayaa maanta waxaa ka kacay dab xoogaan, Iyadoona uu dabkaasi uu gabi ahaanba baabiiyay hantidii meheradahaasi taalay.

Hargeisa Press.com/Hargeisa Somaliland.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here