Daawo: Xildhibaan Axmed Daahir Maxuu Ka yidhi Abaarta Saylac Ka jirta?

0
885

HARGEISA , (HargeisaPress) —Xildhibaan Axmed Daahir Maxamuud oo ka tirsan golaha Guurtiga Somaliland ayaa maanta si faahfaahsan uga hadlay xaalada abaareed ee Guud ahaan ka jirta JSL, gaar ahaana xaalada abaareed ee Gobolka Salal.

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

 

 

 

 

HargeisaPress News Desk — Hargeysa

hargeisapress@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here