Hargeysa, (HargeisaPress) โWasiirka Wasaarada deegaanka Somaliland marwo shukri xaaji baandare ayaa markii ugu horeysay ka dhawaajisay inay guud ahaanba dalka somaliland ay ka bilaabi doonan tira koobka xayawaanka duur joogta ah ee ku nool somaliland, iyadoo ay kaashanayso khuburo ka socota dalka tansaaniyaย kuwaasi oo soo sheegi doona degaanada kala duwan ee ay ku kal filiqasan yahiin duur joogta noocayadooda kal duwan.
Halkan ka daawo muuqaalka warkan oo dhamaystiran
HargeisaPress News Desk โ Hargeysa