Daawo Muuqaal:Madaxweyne Ku Xigeenka Oo Ka Qayb Galay Kulan Maamul Wadaag Ah Oo U Dhexeeya Warshada Laydhka Berbera Iyo Shirkad Gaar Ah

0
835

Berbera, (HargeisaPress) — Madaxweyne Ku Xigeenka Jamhuuriyada Somaliland Mudane C.raxmaan C.laahi Ismaaciil Saylici oo ay Weheliyaan Xubno ka Tirsan Golaha Wasiirada ayaa Maanta Magaalada Berbera kaga qayb galay Kulan Maamul Wadaag ah oo dhexmaray Wershada Laydhka ee Berbera iyo Shirkad Gaar loo leeyahay.

 

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here