Daawo Muuqaal: Xukuumadda Somaliland Oo Si Adag Uga Jawaabtay Hadal Ka Soo Yeedhay Maamul Goboleedka Puntland Oo Sheegay In Somaliland Hoy U Noqotay Alshabaab

0
844

Hargeysa, (HargeisaPress) — Taliye Xigeenka Ciidanka Booliska Somaliland Cabdiraxmaan Liibaan oo jawaab adag ka bixiyey, hadal ka soo yeedhay Maamul Goboleedka Puntland oo sheegay in Somaliland hoy u noqotay Maleeshiyadda Islaamiyiinta ah ee Alshabaab oo maamulkaas kula dagaalama Buuralayda Galgala.

Waxaana uu yidhi: Waxan doonayaa in aan ka hadlo hadal ka soo yeedhay taliye xigeenka maamulka puntland oo aan sal iyo raad toona lahayd, maamulkaasi markii uu gabay sugida amaankii xarunta maamulkooda, waxa ayaandaro in uu Somaliland kula soo gurguurto hadalo deelqaaf ah.

Warka Taliyaha oo dhameystiran, isla markaana ah maqal iyo muuqaal waa kan hoose ee daawasho wanaagsan:

HargeisaPress News Desk — Hargeysa
hargeisapress@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here