Daawo Muuqaal: Xarunta Baraabrinta Ubadka yaryar oo Hargaysa Laga Furay

0
800

Hargeysa, (HargeisaPress) — Wasiirka wasaaradda Khayraadka Biyaha Md Baashe Cali jaamac ayaa maanta xadhiga ka jaray Xarunta Barbaarinta ubadka yaryar oo laga hirgeliyey Magaalada Hargaysa, xaruntaas oo ay maalgashadeen hablo reer S/Land ah oo ka tirsan jaaliyadda Somaliland.

 

HargeisaPress News Desk — Hargeysa
hargeisapress@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here