HARGEISA , (HargeisaPress) — Sawir qaade Xuseen Maxamed Caqli iyo Maxamed Bilbili oo ka tirsan shaqalaha Tvga qaranka Somaliland ayaa Warbixin naxdin badan ka soo diyaariyay Xaalada abaareed Deegaanada Gobolka Awdal, Soo jeedintii Wariye Xasan Shaah.
Halkan hoose ka Daawo muuqaalka Warka
HargeisaPress News Desk — Hargeysa