Daawo Muuqaal: Wasiirka Deegaanka Somaliland iyo Socdaalkeedii Qaaradda Yurub

0
777
Hargeysa, (HargeisaPress) — Marwo Shukri Xariir Xaaji Ismaaciil baandare Wasiirka wasaaradda Deegaanka iyo horumarinta  reer Miyiga ee JSL oo muddo socdaal ugu maqnayd dalal ka tirsan qaaradda Yurub ayaa maanta dalka dib ugu soo laabatay waxayna ka warbixisay dalalkii ay socdaalkeeeda ku soo martay iyo waxyaabihii ay kala kulantay.

 

 

 

HargeisaPress News Desk — Hargeysa
hargeisapress@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here