Daawo Muuqaal: Siyaasi Baashe Cabdi Gaboobe Oo Xukumadda Somaliland Ku Eedeeyey Inay Ka Gaabsay Kaalintii Ay Ku Lahayd Ilaalinta Amniga Dalka.

0
807

HARGEISA , (HargeisaPress) —Siyaasi Baashe Cabdi Gaboobe ayaa xukumadda somaliland ee uu gaadhwadeenka ka yahay Mudane Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ku eedeyey inay ka gaabisay kaalintii ay dhankooda ku lahayd adkaynta iyo xoojinta amniga dalka .

 

 

 

 

 

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

 

 

 

 

HargeisaPress News Desk — Hargeysa
hargeisapress@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here