Hargeysa, (HargeisaPress) — Maxkamada Gobolka Hargeysa ayaa Maanta xukun ku riday eedeysanayaal lagu eedeyay Makhraati Beenaale, Gudoomiyaha Maxkamada Gobolka Hargeysa Md Axmed Dalmar Ismaaciil iyo Garsoore Khaalid Cabdi Shiil ayaa saxaafada u soo bandhigay.labada Makhraati Beenaale iyo Xukunka lagu riday.
Halkan ka Hoose ka daawo Muuqaalka
HargeisaPress News Desk — Hargeysa