Hargeysa, (HargeisaPress) — Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa maanta waxa uu Ardayda Jaamacada Alpha University Hargeisa kala qayb-galay 317 arday Xaflada Qalinjebinta Jaamacada oo ay ardaydu soo dhamaysatay muddo saddex sano ah oo ay wax ka baranayeen jaamacada Alpha ee Hargeisa ayadoo xaflad ay Ardaydaasi ku qalin jebinayeenna lagu qabtay Hotelka maansoor ee magaalada Hargeysa.
HargeisaPress News Desk — Hargeysa
hargeisapress@gmail.com