SAWIRKA MAANTA: Wareejin Haamaha Shidaalka

0
905

Hargeysa, (HargeisaPress) —Farshaxanistaha caanka ah ee AMIN ARTS ayaa sawir layaab leh ka sameeyay Wareejin Haamaha shidaalka Berbera.

Haamaha-Shidaalka
Amin Arts ayaa sida muuqata sawirkiisa ku muujinaya in lacago badan laga qadtay shirkadaha lagu wareejinayo Haamaha Kaydka Shidaalka Berbera.

 

 

 

HargeisaPress News Desk — Hargeysa
hargeisapress@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here