Daawo Muuqaal: Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Oo Maanta Shahaadooyin Gudoonsiiyey Arday Ka Qalin Jabisay Jaamacada Alpha Ee Magaalada Hargeysa

0
914

Hargeysa, (HargeisaPress) β€” Madaxweyne ku xigeenka Β Somaliland Β Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa maanta waxa uu Ardayda Jaamacada Alpha University Hargeisa kala qayb-galay 317 arday Xaflada Qalinjebinta Jaamacada oo ay ardaydu soo dhamaysatay muddo saddex sano ah oo ay wax ka baranayeen jaamacada Alpha ee Hargeisa ayadoo xaflad ay Ardaydaasi ku qalin jebinayeenna lagu qabtay Hotelka maansoor ee magaalada Hargeysa.

 

 

 

HargeisaPress News Desk β€” Hargeysa
hargeisapress@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here