HARGEISA, (HargeisaPress) — Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Md. Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa ka qayb galay xuska maalinta caalamiga ah ee naafada adduunka oo ku began Maanta December saddexdeeda.
https://www.youtube.com/watch?v=AWCgYjjN0vU
Munaasibadda lagu xusayay maalinta loo asteeyay naafada caalamka oo maanta lagu qabtay hotel Guuleed ee magaalada Hargeysa, waxa madaxweyne ku-xigeenka ku wehelinayay masuuliyiin ka tirsan xukuumadda Somaliland.
HargeisaPress News Desk — Hargeysa