Daawo Muuqaal: Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Oo Deeq Xoolo Nool ah Gaadhsiiyey Isbitaalka Borama

0
910

Hargeysa, (HargeisaPress) —Madaxwayne Ku XIgeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil Saylici ayaa maanta deeq xoolo nool ah gaadhsiiyay cusbitaalka wayn ee magaalada borama, Waxana uu Madaxwayne ku xigeenku midh midh u booqday bukaan jiifka yaala cusbitaalka isagoona alle uga baryay inuu alle caafimaad sareecana siiyo xanuunkana ka dul qaado.

 

 

 

 

Halkan ka daawo muuqaaalka warka

 

 

 

HargeisaPress News Desk — Hargeysa

hargeisapress@gmail.com

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here