Daawo Muuqaal: Khudbad Sanadeedkii Madaxweynaha JSL 2015

0
749

Hargeysa, (HargeisaPress) — Madaxweynaha JSL Md Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa maanta khudbad sanadeedkiisii dastuuriga ahaa ka horjeediyey kulan wadajir ah oo ay yeesheen labada Gole Baarlamaan ee Guurtida iyo Wakiilada, khudbadaas oo uu kaga hadlay dhinacyo badan oo khusaysa xaalada siyaasadeed iyo ta bulsho ee wadanka.  DAAWO

 

HargeisaPress News Desk — Hargeysa
hargeisapress@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here