Hargeysa, (HargeisaPress) — Madaxwayne ku xigeenka Somaliland mudane Cabdiraxmaan cabdilaahi ismaaciil saylici ayaa ka hadlay ajandaha kulan ay maanta qasriga madaxtooyada somaliland kula yeesheen ganacsadata Somaliland iyo waliba masuuliyiinta rugta ganacsatada Somaliland
Halkan ka daawo muuqaalka warkan oo dhamaystiran
https://youtu.be/Q9rSyS8YgSY