Berbera, (HargeisaPress) —Diiwaangelinta Muwaadinka Somaliland ayaa maanta si rasmi ah uga bilaabantay Magaalada Dekedda ah ee Berbera & guud ahaanba Gobolka Saaxil, waana Gobolkii sadexaad ee ay Diiwaangelinta madaniga ahi ka qabsoonto.
HALKAN HOOSE KA DAAWO
HargeisaPress News Desk — Hargeysa
info@hargeisaPress.com