Daawo Muuqaal: Biyo Balaadhinta Caasimadda Somaliland oo La Daahfuray

0
849

Hargeysa, (HargeisaPress) — Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Md Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil Saylici ayaa maanta daahfuray mashruuca biyo balaadhinta caasimadda oo ay maalgelinayso Dawladda Imaaraatka carabtu, waxaana munaasabadaasi ka qayb galay mas’uuliyiin kala duwan oo ka tirsan Dawladda Somaliland, Salaadiin, maamulka Gobolka iyo Ka Dawladda Hoose ee Magaalada Hargaysa iyo saraakiil ka socotay dawladda Imaaraatka Carabta.

HargeisaPress News Desk — Hargeysa
hargeisapress@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here