Daawo:-badhasaabka gobolka sool mustafe cabdi shiine oo magacaabay gidida qaban qaabada xuska maalinta qaranimada somaliland

0
857

laascaanood, (HargeisaPress) —badhasaabka gobolka sool mustafe cabdi shiine oo magacaabay gidida qaban qaabada xuska maalinta qaranimada somaliland yadoo sannadkan laxusayo sannadguuradii 25 ee ka soo wareegtay maalintii la,aasay somaliland

Halkan ka daawo muuqaalka 

 

HargeisaPress — Ceerigaabo office

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here