Hargeysa, (HargeisaPress) — Culimada Qaadiriyada/Timo-waynta ayaa kulan ay maanta iskugu yimaadeen magaalada Hargeysa waxay si adag ula hadleen xukuumadda Somaliland,waxaana ay eedaymo kulul usoo jeediyeen madaxwayne Siilaanyo iyo wasiirka Diinta iyo Awqaafta Somaliland.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here