Cukuse oo Ka Hadlay Go’aankii Jabhadda Caarre Laga Qaatay

0
1171

Hargeisa (Hargeisa Press) – Wasiirkii hore ee Xanaanada Xoolaha Somaliland ee Xukuumadii Siilaanyo, Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse) ayaa waxa uu maanta ka hadlay Go’aankii Xukuumada Madaxweyne Muuse Biixi ay qaadatay Jabhada Kornayl Caarre.

Cukuse ayaa waxa uu sheegay in Xukuumada Madaxweyne Biixi uu ku hambalyaynayo go’aanka ay ka qaatay Jabhada Caarre.

Hargeisa Press Desk/Hargeisa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here