Ciidamo Milateri Iyo Boolis Iskugu Jira Oo La Wareegay Xarunta Dawlada Hoose Degmada Saylac Iyo Xildhibaano Ka Hadlay

0
1118

Saylac, (HargeisaPress) —Ciidamo iskugu jira Milateri iyo Boolis ayaa gabi ahaanba la wareegay xarunta dawlada Hoose ee degmada Saylac oo xildhibaanada golaha deegaanku kalfadhi ay yeesheen xilkii kaga qaadeen maayarkii degmada Saylac.

Waxaana xildhibaano loo diiday inay galaan xarunta dawlada Hoose ay ka hadleen talaabadan lagu kacay.

HargeisaPress News Desk —Hargeysa

info@hargeisapress.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here