Ciidamada Nabad-gelyada Wadooyinka Somaliland Oo Xareeyey Gaadiid Dawladu Leedahay+Sababta Oo Uu Taliyaha Ciidanka Taraafikadu Ka Hadlay

0
1284

Hargeysa (HargeisaPress) —Ciidamada nabadgaliyada wadooyinka Somaliland ayaa xareeyey gaadiid tiro badan oo ay leedahay dawlada Somaliland,waxaana taliyaha Taraafikada Somaliland uu ka warbixiyey sababta iyo hawl gallo ay maalmihii u danbeeyey wadeen.

HargeisaPress News Desk — Hargeysa

info@hargeisapress.com

Follow us on Instagram: @Hargeisapress

Follow us on Twitter: @HargeisaP

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here