Ciidamada Dab-damiska Ee Loo Kala Dirayo Magaalooyinka Burco Iyo Wajaale Oo Tababar Uga Furmay Magaalada Hargeysa

0
1172

Hargeysa,(HargeisaPress) —Ciidamada Dab-damiska ee loo dirayo magaalooyinka Burco iyo Wajaale ayaa maanta Tababar uga furmay magaalada Hargeysa,waxaana ka qayb galay wasiiro ka tirsan xukuumadda iyo taliyayaasha ciidamada qaranka Somaliland.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here