Hogaanka Xisbiyada Waddani Iyo Kulmiye Oo Kulan Afur &Casho Ah Ku Wada Yeeshay Caasimada...

0
Hargeysa,(HargeisaPress)– Caasimadda Hargeysa waxaa galabta kulan dheer uu  dhexmaray Xisbiyada WADDANI Iyo KULMIYE,  kulankaasi oo ka qabsoomay hotel Ambasaddor. Kulanka ayaa ahaa dardargelinta arrimaha...

Madaxweynaha Somaliland oo Abaalmarinno Guddoonsiiey Guulaystayaasha Tartanka Qur’aanka Ee Bisha Ramadaan

0
Hargeysa (Hargeisa Press)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa abaalmarinno qaali ah oo kala duwan guddoonsiiyey saddexdii arday ee ugu sarreeyey  tartanka heer qaran...

Xildhibaannada Congresska Maryekanka oo Dalab La-Xidhiidha Somaliland U Gudbiyay Maamulka Biden

0
Washington (Hargeisa Press)- Xildhibaanno ka tirsan golaha Congresska Maryekanka oo uu hormuud u yahay xildhibaan Micheal McCaul oo ka tirsan Xisbiga Jamhuuriga sidoo kalena...

Madaxweyne Biixi oo Qasriga Madaxtooyada ku qaabiley Madaxweynihii hore ee Somaliland Iyo Masuuliyiinta Xisbiga...

0
Hargeysa,(HargeisaPress)– Kulan uu soo abaabulay, kana soo shaqeeyey qabsoomidiisa Madaxweynihii saddexaad ee Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Daahir Rayaale Kaahin oo ujeedadiisu ahayd sidii ay isaga...

Shirkada Dahabshiil Oo Lacago Uqaybisay Ganacsatada Yar Yar Ee Ku Ganacsan Jiray Liinka Bilayska

0
Hargeysa,(HargeisaPress)– Shirkada Dahabshiil Group ayaa ka farxisay boqolaal kamid ah ganacsatada yar ayr ee ku ganacsan jiray liinka bilayska kuwaasi oo dawlada hoose dajisay...

Madaxwayne Biixi Oo Xilka Qaadis Iyo Magacaabis Kooban Sameeyay

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegtooyin Madaxweyne uu xilka qaadis iyo magacaabid ku sameeyey qaar ka mida gudoomiyeyaasha iyo Ku...

“Haddii Dawladda Itoobiya Ay Inna Ictiraaftay, Waa Taynu Raadinaynay ee Aynu La Shaqayno”Gudoomiye Saleebaan

0
Hargaysa (HargeisaPress)–Guddoomiyaha golaha guurtida Somaliland Mudane Saleebaan Maxamuud Aadan ayaa sheegay in dawladda Itoobiya diyaarinayso dariiqii ay ku aqoonsan lahayd Somaliland, waxaanu carrabka ku...

SOMALILAND: Qodobo ka Soo Baxay Shirkii Amniga Qaranka

0
Hargeysa,(HargeisaPress)–Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha JSL Maxamed Kaahin Axmed ayaa shir gudoomiyey shirka Amniga Qaranka oo maanta oo Axad ah ka qabsoomay Taliska Ciidanka, kulankan...

Ciidanka Badda Hindiya oo gacanta ku dhigay 35 Burcad-baddeed Soomaali ah

0
NEW DELHI–Komaandooska Ciiddanka Badda ee dalka Hindiya ayaa ku dhawaaqay inay Hawlgal qaatay muddo 40 Saacadood ku soo furteen Markabka Xamuulka ee MV Ruen...

Gargaarkii ugu horreyay dhinaca dhulka oo gaadhay waqooyiga Gaza

0
Kolonyadii ugu horreysay oo gargaar sida ayaa xalay gaaray waqooyiga Gaza, xilli ay ka sii dareyso xaaladda nololeed ee dadka halkaasi ku nool. Kolonyada gargarka...