Madaxweynaha Somaliland iyo Weftigii Uu Hoggaaminayey oo Dalka Dib Ugu Soo Laabtay
Hargeisa (Hargeisa Press)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo weftigii uu hoggaaminayey ee safarka shaqo ugu maqnaa dalka aynnu jaarka nahay ee...
Masuuliyiinta Shirkada Dhisaysa Guryaha Gudoomiyaha Baanka Dhexe oo Ka Hadashay Arimo Xasaasiya iyo Eedo...
Hargeisa (Hargeisa Press)- Masuuliyiinta shirkada dhismaha ee Al-Raxma oo dhisaysa Guryo uu magaalada Hargeysa ka dhisaynayo Guddoomiya Baanka dhexe ee Somaliland ayaa waxa ay...
Culimada Hargeysa oo Si Adag Uga Hadley Barnaamij Uu Baahiyay Telefiishanka Horyaal
Hargeisa (Hargeisa Press)- Sheekh Cabdiraxmaan Dheere oo ka mida Culimada waa weyn ee Somaliland oo maanta Salaadii Jimcaha khudbad ka jeediyay Masjid ku yaala...
Maxkamadda ICJ oo War Ka Soo Saartay Dib U Dhigga Dacwadda Badda Ee Kenya...
Hargeisa (Hargeisa Press)- Maxkamadda cadaaladda adduunka ee ICJ oo la filayay in Isniinta soo socota ay bilowdo dhegeysiga kiiska badda ay ku muransan yihiin...
Robert Mugabe oo Geeriyooday
Hargeisa (Hargeisa Press)- Waxaa geeriyooday Madaxweynihii hore ee dalka Zimbabawe Robert Mugabe, kaddib xanuun muddo badan haayay, sida ay xaqiijiyeen qaar ka mid ah...
Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Oo Daah-Furay Qalabka Xadidaada Xawaaraha Gaadiidka (Speed Governor) + SAWIRRO
Hargaysa (HargeisaPress)- Wasaaradda Gaadiidka iyo Horumarinta Jidadka Jamhuuriyadda Somaliland ayaa daah-furtay qalabka xadidaada xawaaraha gaadiidka (Speed governor).
Munaaasibada lagu daahfurayey qalabkan oo uu ka qayb...
Garoonka Kubadda Cagta Burco Sports Center Oo La Furay
Burco (Hargeisa Press.com): Garoonka Kubbadda cagta ee loo yaqaano Burco Sports Centre oo casriyayn balaadhan ayaa dib waxaa uga bilaabmay ciyaarro saaxiibtinimo.
Garoonkan ayaa noqonaya...
Badhasaabka Sool Oo Soo Kormeeray Degaamadda Dhumay iyo Dabataag
Laascaanood (Hargeisa Press.com): Badhasaabka gobolka Sool oo ay wehelinayeen taliyeyaasha qaybta booliska Sool iyo taliyaha ciidanka milateriga ee qaybta 7aad ayaa maanta kormeer ku...
Ururka Indhoolayaasha Somaliland oo Dalbaday In Waxa Laga Siiyo Shaqooyinka
Hargeisa (Hargeisa Press)- Ururka Indhooleyaasha Somaliland oo maanta war soo saaray ayaa waxa ay dalbadeen in wax laga siiyo, Iyagoona walaac xoogan ka muujiyay...
Somaliland Oo Ka Hadashay Muranka Badda Ee Kenya iyo Soomaaliya
Berbera (Hargeisa Press.com): Somaliland ayaa markii u horaysay ka hadashay muranka la xidhiidha dhinca Badda ee ka dhex taagan dawladaha Soomaaliya iyo Kenya.
Waxaanay Somaliland...