Madaxweynaha Somaliland Oo ka Qayb-galay Qalinjebinta Dufcaddii 18-aad ee Ka Aflaxday Jaamacadda Cammuud +...

0
Boorama,(HargeisaPress)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta ka qaybgalay munaasibad ballaadhan oo loo qabtay 974-Arday oo ka qalin-jebiyey jaamacadda Cammuud taas...

Guddoomiyaha Golaha Guurtida Oo Madaxweyne Biixi U Gudbiyay Labada Xubnood Ee Uu U Xulay...

0
Hargeysa,(HargeisaPress)-Guddoomiyaha golaha guurtida Md. Saleban Maxamuud Aadan, ayaa Madaxweyne Biixi u gudbiyay labada xubnood ee golaha guurtida u meteli doona guddiga cusub ee doorashooyinka. Inkastoo...

Wasaaradda Deegaanka Somaliland oo Lagu Wareejiyey Gaadiid Iyo Qalab Kale

0
Hargeysa,(HargeisaPress)- Wasaaradda Deegaanka Iyo Horumarinta Miyiga Somaliland ayaa hay’adda GIZ kala wareegtay gaadiid iyo qalab kale oo hay’adaasi ugu talo gashay inay ku shaqeeyaan...

Gudoomiye Kuxigeenka Gobolka Maroodi Jeex Ka Hadlay Cabashada Dugsiyada Gaar Loo Leeyahay.

0
Hargeysa,(HargeisaPress)- Gudoomiye kuxigeenka gobolka maroodi jeex Khadar Baaruud oo ku hadlaya Afka Maamulka ayaa jawaab ka bixiyay cabashada kasoo yeedhay maamulka dugsiyada gaarka ah...

Madaxweyne Biixi Oo Billado Iyo Shahaado-sharafeed Guddoonsiiyey Saraakiil Katirsan Ciidanka Qaranka Oo Guulo Kasoo...

0
Hargeysa,(HargeisaPress)-Madaxweynaha  Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta billado iyo shahaado-sharafeeddo guddoonsiiyey Afar sarkaal oo katirsan ciidamada qaranka, kuwaas oo kasoo qalin-jebiyey kulliyadda ciidamada...

Dawladaha Somaliland iyo Ingiriiska oo Kala Saxeexday Mashaariicda Wejiga Labaad ee Sanduuqa Horumarinta SDF

0
Hargeysa(HargeisaPress)  Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wefti ballaadhan oo uu hoggaaminayo safiirka Ingiriiska u qaabilsan dalalka Somaliland...

Xukuumadda oo Telefishannada Dalka ku soo Rogtay Qorshe Lagu Ilaalinayo Karaamadda Somaliland

0
Hargeysa(HargeisaPress)-Wasaaradda Waraafinta Dhaqanka iyo Wacyigelnta Jamhuuriyadda Somaliland oo  Telefishannada laga leeyahay dalka fartay qorshe lagu ilaalinayo karaamada Qaranimadda JSL, waxaana sidaas lagu soo bandhigay...

Barnaamijka Shaqo Abuurka Dhalinyaradda Somaliland Oo Burco Ka Furmay

0
Burco (Hargeisa Press.com): Wasiirka wasaarada  shaqo gelinta iyo Arrimaha  bulshadda Somaliland ayaa  maanta magaalada  Burco  ka daah-furtay  barnaamijka shaqo abuurka  dhalinyarta Somaliland. Barmaajikan shaqo abuurka...

Burco: D/Hooose Oo Awaamiir Ku Soo Saaray Xoolaha iyo Qaadka

0
Burco (Hargeisa Press.com): Fadhigii saddexaad oo ay yeeshaan golaha degaanka Burco sanadkan 2019-ka waxay ka soo saareen awaamiir ka dhan xoolaha  magaaladda gudaheedda jooga  ...

UCID Iyo WADDANI oo Soo Magacaabaya Xubnaha Ku Matalaya Komiishanka Cusub Ee Doorashada

0
Hargeisa (Hargeisa Press) – Labada Xisbi Mucaarad ee WADDANI iyo UCID ayaa Maanta isla gaadhay in Xisbi walba uu Magacaabo Xubintii ku mattali lahayd...